Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Rooble oo sheegay in loo soo diray farriimo hanjabaado ah kahor intii aan la dilin xildhibaan Aamina   


Rooble
Rooble

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxa uu sheegay in loo soo diray farriimo hanjabaad ah, kadib markii isaga iyo madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe ay isku raaceen in la furo kuraasta maamulkaasi taalla, gaar ahaan magaalada Beledweyne.

Ra'isul Wasaaraha ayaa si gaar ah u xusay kusigii ay u tartameysay Allah ha u naxariiste xildhibaan Aamina Maxamed Cabdi.

Rooble oo kahor hadlayay dad fara badan oo ka qeyb-galay munaasabad loogu duceynayay xildhibaan Aamina, ayaa waxa uu sidoo kale sheegay in dilkeeda ay maleegeen kooxihii horay u dilay Ikraan Tahliil Faarax.

Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa Muqdisho kasoo diray weriyaha VOA-da Cabdicasiis Barrow.

Rooble oo sheegay in loo soo diray farriimo hanjabaado ah ka hor intii aan la dilin xildhibaan Amina
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:25 0:00

XS
SM
MD
LG