Toronto —
Hoggaamiyeyaasha Muslimiinta Canada ayaa wada dadaallo lagu xaqiijinayo sidii wax looga qaban lahaa falalka la xiriira Islaam naceybka ee ka dhaca dalkaas, kadib markii la bartilmaameedsaday dad Muslimiin ah.
Wariyaha VOA-da Hussein Nuur Xaaji ayaa warkan kasoo direy Toronto.
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available