Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaxweyne Muse Bixi oo si diirran loogu soo dhaweeyay Hargeysa


Dadka Hargeysa oo soo dhaweynaya madaxweyne Biixi.
Dadka Hargeysa oo soo dhaweynaya madaxweyne Biixi.

Wafdigi uu hogaaminayay madaxweynaha Somaliland Muse Biixi Cabdi, oo maalmahan ku sugnaa dalka Mareykanka ayaa maanta si heer sare ah loogu soo dhaweeyay magaalada Hargeysa.

Wafdiga madaxweyne Bixi ayaa waxaa magaalada Hargeysa si diirran ugu soo dhaweeyay boqollaal ruux oo safaf dhaadheer u galay. Sida warbixintan uu ku eegayo wariyaha VOA-da ee Hargeysa, Khadar Maxamed Cakulle.

Dhageyso warbixinta wafdiga Somaliland
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:18 0:00

XS
SM
MD
LG