Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Askar ka tirsan Madaxtooyada Galmudug oo lagu dilay Galguduud


Galmudug/federal soldiers
Galmudug/federal soldiers

Wararka naga sooo gaaraya gobolka Galguduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya, in afar askari oo ka tirsan ciidamada madaxtooyada Galmudug lagu dilay deegaanka Bohol ee duleedka Dhuusamareb.

Warar ay VOA heshay ayaa xaqiijiyay, in ciidamadaasi ay ku dhinteen weerar ay malleeshiyo ka tirsan Ahlu-sunna ku qaadeen ciidamo ka tirsan Galmudug oo soo galbinayay malleeshiyo kasoo goostay Ahlu-sunna.

Warbixintaan waxaa noo soo diray Cabdiwaxid Macallim Isxaq.

Halkan ka dhageyso warbixinta Cbadiwaxid
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:45 0:00

XS
SM
MD
LG