Tira badan oo dhalinyarada Soomaalida ah ee ku cusub dalka Switzerland ayaa sanadkan ka qalinjabiyay dugsiyada lagu barto xirfadaha lagu shaqaysto. Arrintan ayaa hoos u dhigtay shaqo la'aanta dhallinyarada Soomaalida ku heysay dalkan ay u raadsadeen nolol wanaagsan iyo shaqqo.
Xuseen Barre Aadan ayaa la xiriiray dhallinyaradan qaarkood, waxaana uu nooga diyaariyay warbixintan.
Facebook Forum