Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Jigjiga: kulan looga hadlay horumarinta magaalooyinka


Jigjiga

Kulan looga hadlaayey horumarinta magaalooyinka oo ka dhacay Jig Jiga Waxaa xarunta deegaanka Soomaalida ee magaalada Jigjiga ka qabsoomay kulanka khibrad-wadaagga horumarinta kaabayaasha dhaqaale ee magaalooyinka. Warkan waxaa magaalada Jig jiga kasoo diray wariyaheena Maxamed Cabdiraxmaan Gaataa.

Jigjiga: Kulan lagu horumarinayo magaalooyinka
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:24 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG