Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Waa sidee xaaladda magaalada Beledweyne? 


Xaaladda magaalada Beledweyne ayaa saakay degan, kadib markii xalay fiidkii ay laba qarax ay ka dhaceen, islamarkaana ay ku dhinteen dad badan oo ay kamid aheyd xildhibaan Aamina Maxamed oo kamid aheyd murashaxiinta halkaasi doorashada u joogay.

Sidoo kale waxaa qaraxyadaas ku dhintay siyaasiga Dhuxul Cali oo mar soo ahaa xildhibaan Baarlamanka Soomaaliya ka tirsana.

Caasho Ibrahim Aden ayaa xaaladda ka wareysatay wariyaha VOA-da ee Beledweyne Xuseen Xasan Dhaqane.

Waa sidee xaaladda Beledweyne?
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:37 0:00

XS
SM
MD
LG