Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Webiga degmada Baardheere oo guray 


Baardheere oo kamdi ah dagmooyinka uu maro webiga Jubba, islamarkaana ay dadka dagmadaasi ku noolaayeen biyihiisa ayaa waxaa hada laga soo shegay in uu guray.

Dadkii ugu badnaa ayaa lagusoo waramayaa in ay macluul ka dhashay abaaraha ay ugu geeriyoodeen degmadaasi, waxaana arrimahaasi walaac ka muujiyay masuuliyiinta Maamulka Dagmada Baardheere ee Gobolka Gedo.

Faafaahinta warkaasi waxaa kismaayo kasoo diray wariyaha VOA-da Aadan Kismaayo.

Webiga Baardheere oo guray
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:38 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG