Isku xirrada

War Deg-Deg ah

 Haweenka iyo Qoyska: Batuula Isaq Maxamed oo ku guuleysatay abaal-marin caalami ah, wareysi


Barnaamijka Haweenka iyo Qoyska ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Batuula Isaq Maxamed oo ah gabar Soomaaliyeed oo toddobaadkan ku guuleysatay abaalmarin la guddoonsiiyay 10-ka qof ee soogalootiga ah ee ugu saameynta badan dalka Finland.

Dhageyso wareysiga Batuula ay uga hadleyso waxa ay ku muteysatay Abaalmarinta iyo guud ahaan howlaha ay u qabato bulshada.

Caasho Ibrahim Aden ayaa wareysatay Batuula.

Haweenka iyo Qoyska: Batula Isaq Maxamed
please wait

No media source currently available

0:00 0:10:53 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG