Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dib-u-dhacyada doorashada Somalia iyo cunaqabateynada Maraykanka


Doorashada ka socota Soomaaliya waxay qaadatay wakhti dheer iyada oo dhowr jadwal oo lasoo saaray dib looga dhacay. Dhinaca kalana, cadaadis ayaa ka imaanaya Bulshada Caaalamka, gaar ahaan dalka Mareykanka.

Aqoonyahanka iyo dadka falanqeeya siyaaasadda soomaaliya ayaa arrintan ka halday.

Warbixintan waxaa Muqdisho ka soo diray wariyaha VOAda Cabdicasiis Barrow.

Dhageyso dib u dhacyada doorashada
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:26 0:00

XS
SM
MD
LG