Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Isimada Puntland oo go’aan kasoo saaray laba ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka


Doorasho

Isimada dhaqanka ee ka mid ah beelaha dega Mudug ee deegaan doorashaddodu tahay Garoowe ayaa go’aan kasoo saaray kuraasta beshaas ee Hop198 iyo Hop 199.

Go’aanka Isimada waxaa warbixintan kasoo diray Nuux Muuse Birjeeb.

Isimada Puntaland
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:01:46 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG