Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dadka kusoo barakacay duleedka Kismaayo oo gargaar la gaarsiiyay


Kismaayo

Iyadoo duleedka Kismayo ay buuxdhaafiyeen kumannaan ka mid ah dadkii ay abaaruhu saameeyeen, islamarkaana xaalado nolol xumo ay halkaasi ku heeysteen ayaa dhalinyarada magaalada Kismaayo waxa ay bilaabeen gurmad biyo-dhaamin loogu sameeynayo dadkaasi.

Wariyaha VOA-da ee Kismaayo Aadan Maxamed Salaad ayaa warbixintan inoo soo diray.

Gargaar la gaarsiiyay barakacayaasha Kismaayo
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:48 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG