Doorashooyinka kuraas si adag loogu tartamay ayaa mar kale ka dhacay magaalada Gaalkacayo oo ay yaalleen 11 kursi oo ka mid ah kuraaska maamul goboleedka Galmudug.
Haddaba dareenka dadka ee tartanka adage e dhacay oo ka duwan magaalooyinka kale ee dalka ee doorashada lagu qabtay waxaa warbixintan inooga soo diray Cabdiwaaxid Macall
in Isxaaq.