Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Doorashada Golaha Shacabka oo mar kale waqtigeeda ka dib dhaceysa


Doorashada Jubaland
Doorashada Jubaland

Maalinta berri ah waxaa ku eg waqtigii loo qabtay in lagu soo geba-gebeeyo doorashada kuraasta Golaha Shacabka ee baarlamanka.

Illaa haatan waxaa la doortay 225 kursi, waxaana dhiman doorashada 50 kursi oo kale, taasi oo ka dhigan in doorashada ay mar kale dib uga dhici doonto waqtigii loo qabta.

Warbixintan waxaa Muqdishu nooga soo diray Xasan Kaafi Qoyste.

Doorashada Golaha Shacabka oo mar kale waqtigeeda ka dibdhaceysa
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:50 0:00

XS
SM
MD
LG