Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Golaha Ammaanka oo soo afjaray howlgalkii ciidan ee xeebaha Soomaaliya


Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobe ayaa bishaan ka aamusey inay u cusboonaysiiyaan ruqsada uu hore u siiya Midowga Yurub ee ay ciidamadoodu kula dagaallamaayeen burcad-badeedda xeebaha Soomaaliya.

Howlgalkan oo soo bilowday sanadkii 2008, ayaa Golaha Ammaanku aysan siin ahmiyad, ayada oo Midowga Yurub muddaba ay xusul duub ugu jireen sidii ay ruqsadda mar kale ku heli lahaayeen.

Arrinkan haddaba maxuu uga dhigan yahay Soomaaliya, maxayse noqon kartaa khatartii hore u jirtay ee burcad badeedka oo waayadan laga reestay?

Sahra Cabdi Axmed ayaa warbixintan ka diyaarisay.

Qolaha Ammaanka oo soo afjaray howlgalka la dagaallanka burcad-badeedda xeebaha Soomaaliya
please wait

No media source currently available

0:00 0:08:48 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG