Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Djibouti oo ku dhawaaqday natiijada doorashooyinkii gobollada


Jabuuti Djibouti
Jabuuti Djibouti

Wasiirka arrimaha gudaha Djibouti Siciid Nuux Xasan ayaa maanta ku dhawaaqay natiijada ka soo baxday doorashada degmooyinka iyo gobollada dalka Djibouti ee dadweynaha Djibouti ay cod bixinteeda u dareereen maalinti shalay. Ramadaan Muuse Jaamac ayaa warkan ka soo diray Djibouti.

Djibouti oo ku dhawaaqday natiijada doorashada dowladaha hoose
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:10 0:00

XS
SM
MD
LG