Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Beeraley ku dhintay qarax ka dhacay duleedka Jowhar


Middle Shabelle
Middle Shabelle

Ugu yaraan laba qof ayaa ku dhintay qarax maanta ka dhacay deegaanka Libiga ee duleedka magaalada Jowhar ee caasimadda maamulka Hirshabelle. Dadka deegaanka ayaa VOA u xaqiijiyay in qaraxa oo ka dhashay miino nooca dhulka lagu aaso ah ay ku dhinteen labada qof oo beeraley ah oo saarnaa mooto. Wararka la xiriira qaraxaasi waxaa Beledweyne nooga soo diray wariyeheenna Xuseen Xassan Dhaqane.

XS
SM
MD
LG