Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Khilaaf ka taagan doorashada kuraasta Golaha Shacabka ee Beledweyne 


Waxaa heer gabagabo ah ku dhow doorashada xildhibaannada Golaha Shacabka magaalada Baledweyne, iyado hakad uu ku yimid maalmahii dambe kadib markii qaar ka mid ah musharixiinta ay ka cawdeen in dad gaar ah loo xiryo kuraasta.

Eedeymaha xiritaanka kuraasta ayaa dhinaca kalemasuuliyiinta Hirshabelle ay waxba kama jiraan ku tilmaameen.

Wariyaha VOA-da Xuseen Xasan Dhaqane ayaa warbixintan inoo soo diray.

Khilaaf ka taagan doorashada kuraasta baarlamaanka ee Beledweyne
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:03 0:00

XS
SM
MD
LG