Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka Dhageystaha: Xaaladda Abaaraha Soomaaliya


Abaaraha

Barnaamijka Wicitaanka Dhagaystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay xaaladda abaaraha Soomaaliya, waxaana marti ku ah Maxamuud Cabdulqaadir Warsame Hilaal oo madax ka ah Machadka Green Litmus oo dhowaan soo saaray daraasad ku saabsan abaaraha. Waxaa soo jeedinaya Nuur Xasan Nuur.

Wicitaanka Dhageystaha: Xaaladda Abaaraha Soomaaliya
please wait

No media source currently available

0:00 0:17:39 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG