Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Muxuu guddoomiyaha Gedo ka yiri guddiga qiimeynta Garbahaarey?


Kadib dhowr maalmood oo ay ku sugnaayeen magaalada Kismaayo guddigii Ra'iisal Wasaaraha Soomaaliya uu u xil saarey inay soo qiimeeyaan deegaan doorashada labaad ee Jubbaland ee Garbahaarey ayaa war-saxaafadeed ay soo saareen guddoonka gobolka Gedo ay ku qaadaceen qiimeynta guddigaas.

Gudoomiyaha Gobolka Gedo oo mar kale ku celiyey in Garbahaarey ay tahay amni, doorashadana lagu qaban karo ayaa sheegay in aysan ku qanacsaneyn qiimeynta guddigaas, gobolkana aysan imaankarin.

Sahra Cabdi Axmed ayaa khadka teleefoonka ku wareysatay Gudoomiye Ahmed Buulle Gareed.

Wareysi: Muxuu guddoomiyaha gobolka Gedo ka yiri guddiga qiimeynta Garbahaarey?
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:30 0:00

XS
SM
MD
LG