Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Biixi: Shiinuhu nooma yeerin karo siyaasaddeenna Arr. Dibadda


Somaliland Muse Bihi

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in ay xukuumad ahaan hore ugu sheegeen mas’uuliyiinta dalka Shiinaha in aanay jirin cid u yeerin karta halka ay xidhiidh diblamasiyadeed Somaliland la yeelanayso. Biixi ayaa dhinaca kale ka jawaabay hadalo uu sheegay in ay ka soo baxeen dowladda Soomaliya kuwaasi oo la xidhiidha Somaliland.

Warkan waxa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.

Halkan ka dhageyso warbixintan oo faahfaahsan
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:18 0:00

XS
SM
MD
LG