Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Falanqeyn: Muxuu yahay wajiga cusub ee howlgalka AMISOM?


Hawlgalka Midowga Africa ee Soomaaliya ee AMISOM ayaa sheegay maanta in uu ku egyahay 31-ka Bishan. Hawlgalka ayaa beddeli doona magaciisa, waxaana uu noqon doonaa ATMIS oo u taagan Hawlgalka Xilliga Kala-Guurka ah ee Soomaaliya oo sii shaqayn doona 33 bilood. Hawlgalka cusub ee ATMIS ayaa la sheegay in uu si dhow ula shaqayn doono ciidamada dowladda Soomaaliya.

Haddaba, muxuu ka dhigan yahay isbedelkan cusub? Falastiin Axmed Iiman ayaa ka wareysatay Cabdisalaam Guuleed oo soo noqday taliye ku xigeenka Ha’adda Nabad Sugidda Qaranka ee NISA, haddana ka faallooda arrimaha amniga.

Muxuu yahay isbaddalka cusub ee howlgalka AMISOM?
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:46 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG