Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda Toddobaadka: Maxay yihiin caqabadaha hortaagan doorashada Garbahaarey?


Barnaamijka Faaqidaadda Toddoobaadka waxaan ku eegeynaa caqabadaha hortaagan doorashada kuraasta Golaha Shacabka ee taal Garbahaarey iyo sida looga gudbi karo, iyada oo dhinaca kale socdaal xaqiiqa raadiin ah ay magaalada Kismaayo ku joogaan guddiga uu dhawaan magacaabay Ra'isul Wasaare Rooble.

Barnaamijka waxaa soo diyaarisay, soona jeedineysa wariyaha VOA-da ee magaalada Muqdisho Zainab Abukar.

Faaqidaadda Toddobaadka: Maxay yihiin Caqabadaha hortaagan doorashada Garbahaarey?
please wait

No media source currently available

0:00 0:29:56 0:00

XS
SM
MD
LG