Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Deni oo dib xilkiisii ugu magacaabay Taliyaha ciidamada PSF iyo doorashada kuraasta Golaha Shacabka ee Boosaaso


Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdilaah Deni ayaa dib u magacaabay taliyhii ciidamada PSF Maxamuud Cismaan Diyaana, kaddib marki uu aqbalay dalabki Isimmada gobolka Bari oo iyagu dhexdhexaadin ka waday Bossaso.

Dhinaca kale, guddiga doorashada heer maamul-goboleed ee Puntland ayaa soo saaray liiska xubnaha u tartami doona 16 kursi ee golaha shacabka ee Bossaso lagu soo doran doono.

Warbixintan waxaa noo soo dirtay weriyaha VOA Faadumo Yaasiin Jaamac.

Deni oo dib xilkiisii ugu magacaabay taliyaha PSF ee Puntland
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:37 0:00

XS
SM
MD
LG