Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Maxaa sababay sicir-bararka ka jira suuqyada Kismaayo?


Kismaayo
Kismaayo

Sicir-barar saameen xoogan ku yeeshay bulshada magaalada Kismaayo ayaa waxaa ka hadlay ganacsatada, iyagoo sidoo kale sheegay inay ka cabsi qabaan inuu ganacsigooda saameen ku yeesho dagaalada Ukraine, ayna adkaadaan marinnada maraakiibta.

Wariyaha VOA ee Kismaayo Aadan Maxamed Salad ayaa arrimahaasi ka wareeystay gudoomiye ku xigeenka Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Jubbaland Muqtaar Axmed Cabdulle.

Wareysi: Maxaa keenay sicir-bararka suuqyada Kismaayo?
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:18 0:00

XS
SM
MD
LG