Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Guddiga qiimeynta xaaladda Garbahaarey oo shirar ka wada Kismaayo


Avv. Cumar Maxamed Cabdulle

Xilli uu sii kordhayo qilaafka Siyaasadeed ee u dhaxeeya Dowlada Federaalka iyo Maamulka Jubbaland ee ku aaday sidii ay doorasho uga dhici lahayd deegaan doorashada labaad ee Jubbaland ee Garbahaareey ayaa waxaa magaalada Kismaayo soo gaaray guddiga uu dhawaan magacaabay Ra'isul Wasaare Rooble.

Guddigan oo qiimeyn ku sameyn doona amniga degmada Garabahaarrey ayaa sheeegay inay kulamo kulamo la qaadan doonaan siyaasiyiinta iyo qeybaha Bulshada ee kukala aragti duwan arimahaasi.

Faafaahinta warkaasi waxaa Kismaayo kasoo diray Wariyaha VOA Aadan Maxamed Salaad.

Guddiga qiimeynta Garbahaarey
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:38 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG