Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xaaladda Soomaalida ka qaxay Ukraine ee galay Poland, Wareysi


Mas’uuliyiinta hay’adda qaxootiga caalamka ayaa sheegay inay Ukraine haatan ka qaxeen dad gaaraya 660 kun oo qof kuwaasi oo ay ku jiraan dadka ajaanib ah oo ku noolaa dalkaasi Ukraine.

Soomaalida ugu dambaysay ee ka soo tallaabay xadka ee haatan soo gaaray dalka Poland waxaa ka mid ah Faarax Ismaaciil Cismaan oo ku noolaa magaalada Dinipro ee dalaka Ukraine.

Haaruun Macruuf ayuu uga warramay xaaladdooda.

Xaaladda Soomaalida gaartay Poland
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:30 0:00

XS
SM
MD
LG