Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin: Halistii ay dadku kala kulmi jireen dooxa u dhexeeya Berbera iyo Hargeysa


Madaxweynaha Somaliland ayaa shalay xadhiga ka jaray boondadii (bridge) ugu horeeysey oo ka mid ah 7 Biriij oo qeyb ka ah mashruuca Berbera corridor kuwaasi oo ku yaala jidka u dhexeeya Berbera iyo Hargeysa.

Haddaba, Khadar Maxamed Cakule ayaa warbixintan ku eegaya halistii ay dadweynuhu kala kulmi jireen wakhtiga roobka dooxan hadda buundada laga dhisay.

Warbixin: Halistii dadweynuhu ku qabeen dooxa u dhexeeya Berbera iyo Hargeysa
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:34 0:00

XS
SM
MD
LG