Madaxada Golaha Wadatashiga Qaran ayaa toddobaakdii hore ku dhowaaqay inay kordhiyeen muddadii lagu ballamay in lagu soo gabagabeeyo doorashada baarlamaanka oo ku ekayd 25-kii Febraayo, taasi oo haatan laga dhigay 15-ka Maarso. Haddaba ballantan cusub mala fulin doonaa? Warbixintan waxaa inoo soo diray Xasan Kaafi Qoyste.
Facebook Forum