Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shil sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Muqdisho 


Ambulance
Ambulance

Gaari nooca raaxada ah ayaa xalay magaalada Muqdisho ku jiiray dad ku caweynayay bannaanka hore ee maqaaxi ku taal Wadada Maka Almukarama ee Magaalada Muqdisho, waxaana shilkan ka dhashay dhimasho iyo dhaawac.

Dhinaca kalana weli ma jiro war kasoo baxay laamaha amniga ee Soomaaliya oo ku saabsan shilkaas, sida uu warbixintaan kusoo diray weriyaha VOA-da ee Muqdisho Cabdicasiis Barrow.

Shil sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Muqdisho
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:47 0:00

XS
SM
MD
LG