Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Seylici: Xaaladda abaartu aad bey u daran tahay


Somaliland VP

Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdullaahi Ismaaciil ayaa ka dayriyey xaaladda nololeed dad ka badan hal milyan oo qof oo ay abaaro ba’an la soo darseen.

Seylici oo ah guddoomiyaha Gudidda Abaaraha Somaliland ayaa dhinaca kale difaacay hawsha ay guddiga uu madaxa u yahay ay hayaan ee ku aadan wax ka qabashada abaaraha. Madaxweyne ku-xigeenka ayaa Hargeysa ugu warramay Khadar Maxamed Cakule.

Wareysi aan la yeelannay madaxweyne ku xigeenka Somaliland
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:38 0:00

XS
SM
MD
LG