Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Falcelinta madaxda dowladda ee heshiiskii muranka dhaliyay ee shidaalka


Sida lagu baahiyey barta Twitter-ka ee wasiirka Batroolka Soomaaliya Injineer Cabdirashiid Maxamed Ahmed, Soomaaliya ayaa la gashay shirkado heshiis wadaag ah toddoba ka mid ah xirmooyinka shidaalka Soomaaliya.

Waxaa kale oo uu sheegay in heshiiskaasi uu la ogyahay madaxweynaha Dowlada Federalka, Maxamed Cabdulaahi Farmaajo. Balse daqiiqado kaddib waxaa wareegto ku beeniyey ogaanshiyaha heshiiskaasi, sharci darana ku tilmaamey xafiiska Madaxweynaha iyo kan Ra'isul Wasaaraha.

Haddaba, muxuu yahay heshiiskan? Waxaa warbixin dhinacyo badan ka hadleysa ka diyaarisey Sahra Cabdi Axmed.

Falcelinta madaxda dowladda ee heshiiskii muranka dhaliiyay ee shidaalka
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:32 0:00

XS
SM
MD
LG