Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Rooble oo Hakiyay Qabashada Doorashada Banaadiriga


Rooble
Rooble

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta hakiyay qabashada doorashada kuraasta golaha shacabka ee ka imanaya beelaha Banaadiriga ee Muqdisho. Beelahaasi ayaa soo gudbiyay cabasho la xiriirta in la boobayo qaar ka mid ah kuraasta Benaadiriga. Dhinaca kale, Maraykanka ayaa mar kale ku celiyay in uu tallaabo adag ka qaadi doono cidda caqabad ku noqota dardar-gelinta doorashada Soomaaliya ka socota.

Warbixintan waxaa Muqdisho ka soo diray Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

Rooble oo hakiyay qabashada doorashada beelaha Banaadiriga
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:50 0:00

XS
SM
MD
LG