Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qarax is-miidaamin ah oo ka dhacay magalaada Beledweyne


Beledweyne
Beledweyne

Sida ay VOA u sheegeen dad goobjoogeyaal ah, ku dhawaad toban qof ayaa ku dhintay 15 kalena waa ku dhaawacmeen kadib markii qof isku soo xiray wax yaabaha qaraxa uu isku dhax qarxiyay goob maqaayad ah magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Goobta qaraxa uu ka dhaxay ayaa ah meel inta badan xafladaha iyo shirarka lagu qabto.

Warkan oo ah mid degdeg ah, wixii ku soo kordha halkan ayaad kala socon doontaan.

XS
SM
MD
LG