Waxaa manta maxkamad ku taalla magaalada Kuala Lambur ee waddanka Malaysia lasoo taagay nin ku eedeysan dilka gabar Soomaali ah oo toddobaadkan lagu dilay dalkaasi.
Dhinaca kale saacado yar kadib ayaa lagu wadaa in caasimadda Malaysia lagu aaso Dahabo Cumar oo Axaddii dilkeedu uu ka dhacay waddankaasi.
Warbixintan waxaa Melbourne kasoo diray wariyaha VOA-da Ibraahim Cumar Baafo.