Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Maxaa sababay hoos u dhaca qaadashada tallaalka COVID-19 ee Soomaaliya?


Dad ka badan 1,000 qof ayaa u geeriyooday xanuunka COVID-19, tan iyo markii uu dalka soo gaaray bishii March ee sanadkii 2020, iyadoo gurmadyo kala duwan oo ay Soomaaliya ka heshay caalamka ay ku suura gashay in dalka la keeno tallaalka cudurkaas, kaas oo haatan cilmi-baaris la sameeyey lagu ogaaday in ay aad u yar tahay tirada Soomaalida qaadatay.

Daraasadan ayaa waxaa sameeyey ururka cilmi-baarayaasha Soomaaliyeed ee loo soo gaabiyo SRA, waxaana Gudoomiyaha ururkaas Dr Shaafici Shariif Maxamed, uu wariyaheenna Muqdisho Xasan Kaafi Qoyste, uga warramay, waxyaabaha keenay in dadku ay ka fogaadaan qaadashada talaalka?

Wareysi: Maxaa sababay hoos u dhacaya qaadashada tallaalka COVID-19?
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:13 0:00

XS
SM
MD
LG