Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Booliska Malaysia oo xiray nin lagu tuhunsan yahay dilkii Dahabo Cumar 


Booliiska dalka Malaysia ayaa sheegay in dil Axaddii loo geystay gabar Soomaali ah loo soo xiray nin lagu tuhunsan yahay inuu dilkaas geystay.

Warbixin arrintaas ka hadlaysa waxaa magaalada Melbourne ka soo diray wariyaha VOAda Ibraahim Cumar Baafo.

Booliska Malaysia oo faahfaahin ka bixiyay dilkii Dahabo Cumar
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:43 0:00

XS
SM
MD
LG