Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Muxuu Cali Cosoble ka yiri doorashada kuraasta Golaha Shacabka ee taal Beledweyne? 


Waxaa socda qabanqaabada doorashada kuraasta Baarlamaanka ee magaalada Beledweyne, waxaana dhawaan magaalada gaarey wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha Hirshabelle Ali Guudlaawe Hussein. 25-ka kursi ee taala magaalada Beledweyne ayaa ka mid ah kuraasida ugu tartanka adag ee Baarlamaanka.

Haddaba Falastin Ahmed Iman ayaa ka wareystaey madaxweynihii hore ee Hirshabelle Ali Abdullahi Osoble arrimhaas ugu horeyna waxay weydiisey sida uu u arko xaalada siyaasadeed ee ka taagan Beledweyne xilligan.

Muxuu Cali Cosoble ka yiri doorashada kuraasta Golaha Shacabka ee taal Beledweyne?
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:43 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG