Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Yuusuf Dabageed oo faahfaahin ka bixiyay safarka Guudlaawe iyo xaaladda Beledweyne


Dabageed
Dabageed

Waxaa magaalada Beledweyne ku sugan Madaxweynaha Hirshabelle Cli Guudlaawe Hussein oo horraantii toddobaadkan gaarey halkaas, waxaana uu kulamo la yeeshey odayaal iyo waxgarad ku sugan magaalada.

Falastin Ahmed Iman ayaa haddaba safarka madaxweynaha iyo guud ahaan xaalada Beledweyne ka wareysatey Madaxweyne ku xigeenka Hirshabelle Yusuf Ahmed Hagar Dabageed, ugu horeynna waxay weydiisey waxa xilligan ku soo beegey safarka Madaxweynaha oo uusan hore Beledweyne ugu iman?

Wareysi: Yusuf Dabageed oo faahfaahin ka bixiyay safarka Guudlaawe iyo xaaladda Beledweyne
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:35 0:00

XS
SM
MD
LG