Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Gabar Soomaali ah oo u istaagtay xuquuqda jaaliyadda Australia


Gabar Soomali ah oo degan galbeedka Ausatralia, kana mid aheyd dadkii eheladooda lagu xasuuqay weerarkii masaajida dalka Newzealand ee muslimiin badan lagu dilay ayaa si iskeeda ugu istaagtay xuquuqda Somalida degan galbeedka australia.

Ibrahim Cumar Baafo ayaa warbixintan Melbourne kasoo diray.

Gabar Soomaali ah oo u istaagtay xuquuqda jaaliyadda Australia
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:05 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG