Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qarax is-miidaamin ah oo ka dhacay magaalada Muqdisho


Qaraxa Ceelgaabta
Qaraxa Ceelgaabta

Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegay in qarax xooggan uu maanta ka dhacay agagaarka isgoyska Ceelgaabta ee magaalada Muqudisho.

Qoraal kooban oo kasoo baxay booliska ayaa lagu sheegay in qaraxan uu ahaa is-miidaamin, kaas oo ay ku sheegeen in qofka is qarxiyay uu la eegtay dad rayid ah, iyadoo aysan jirin faahfaahin intaas dheer oo laga bixiyay khasaaraha ka dhashay qaraxan.

Warbixintan waxaa Muqdisho kasoo dirtay Seynab Abuukar.

Qarax is-miidaamin ah oo ka dhacay magaalada Muqdisho
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:13 0:00
XS
SM
MD
LG