Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dilka nabaddoon Colow oo cabsi ku abuuray odayaasha dhaqanka ee Hiiraan 


Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, waxaa Talaadadii lagu dilay Nabadoon Cabdi Xuseen Colow oo ka mid ahaa duqeyda dhaqanka ee ugu caansan gobolkaasi.

Dilka nabadoon Colow ayaa ku soo beegmay xilli uu kulamo xal siyaasadeed lagu raadinayo uu magaalada ka wado madaxweynaha Hirshabelle oo dhowaan gaaray.

Nabaddoon Colow oo ka mid ahaa odayaal matalayay gobolka Hiiraan oo la kulmay Madaxweyne Guudlaawe ayaa dilkiisu cabsi ku abuuray duqeyda dhaqanka ee gobolkaasi. Warbixin arrintan ku saabsan waxaa noo haya Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.

Dilka nabaddoon Colow oo cabsi ku abuuray duqeyda dhaqanka ee gobolka Hiiraan
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:29 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG