Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Jubaland oo gargaarkii ugu horreeyay gaarsiisay Barakacayaasha abaaraha


Maamulka Jubaland ayaa deeqdii ugu horeeysay gaarsiisay kumanaan kamid ah dadkii ay abaaraha saameenta ku yeesheen, kuwaasi oo dhawaan maamulka uu dib u dajin ugu sameeyay duleedka Waqooyi ee magaalada Kismaayo, waxaana dadkaasi halkaasi ku heesta dhibaatooyin dhinaca nolosha ah, iyada oo Kismaayo uu ka biloowday olole loogu gurmanayo.

Faafaahinta warkaas waxaa kismaayo kasoo diray wariyaha VOA Aadan Maxamed Salaad.

Jubaland oo gargaarkii ugu horeeyay gaarsiisay barakacayaasha abaaraha
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:13 0:00

XS
SM
MD
LG