Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin ku saabsan abaraha daran ee Soomaaliya 


Sida hay'adda WFP ee Qaramada Midoobay ay sheegtay 13 milyan oo qof oo ku nool geeska Afrika ayaa xilligan wajahayaan abaar daran, waana xilligii ugu adkaa ee xaaladda abaarta tan iyo 1981-kii - Sanadihii ugu dambeeyayna abaaraha ka jira Soomaaliya, waxey kusoo beegmayeen xilliyada lagu howlan yahay doorashada iyo siyaasadda.

Haddaba Wariyaha VOA-da ee Europe, Ridwaan Xaaji Cabdiwali ayaa warbixintan ku eegaya abaaraha hadda jira heerka ay gaarsiisan yihiin iyo waxa ay uga duwan yihiin kuwii ka dhacayey dalka sanadihii lasoo dhaafay.

Warbixin ku saabsan abaaraha daran ee ka jira Soomaaliya
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:05 0:00

XS
SM
MD
LG