Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamijika Haweenka iyo Qoyska


Barnaamijka Haweenka iyo Qoyska ee toddobaadkan wuxuu ku saabsanyahay qoys Soomaaliyeed oo ku nool dalka South Africa. Waxaa barnaamijka diyaariyay soona jeedineysa Caasho Ibrahim Aden (Caashocuud).

Barnaajika Haweenka iyo Qoyska
please wait

No media source currently available

0:00 0:12:19 0:00

XS
SM
MD
LG