Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Baraawe oo isku diyaarineysa doorashada Golaha Shacabka


Doorashada Jubaland

Magaalada Baraawe ee gobolka Shabeellada Hoose waxaa ka socda u diyaar garowga doorashada inta ka harsan xubnaha Aqalka Hoose ee baarlamanka Federalka Soomaaliya ee Maamulka Koonfur Galbeed.

Baraawe ayaa ah magaalada labaad ee deegaan doorashada Koonfur Galbeed, ayada oo horey kuraas dhowr ah loogu soo doortay magaalada Baydhaba.

Wariyaha VOA-da Mukhtaar Maxamed Catoosh ayaa warbixintan ka soo diray halkaas.

Baraawe oo isku diyaarineysa doorashada Golaha Shacabka
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:18 0:00




Facebook Forum

XS
SM
MD
LG