Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somaliland: Dadka ka ganacsada gudniinka gabdhaha oo kordhay


Maalinta caalamiga ah ee wacyigalinta gudniinka fircooniga ah ee loo gaysto gabdhaha yar yar ayaa Axaddii shalay laga xusay dunida.

Meelaha laga xusay dabargoynta gudniinka waxa ka mid ah Somaliland oo la sheegay in labadii sano ee ugu dambeeyay ay kor usoo kaceen dada ka ganacsada gudniinka gabdhaha.

Sahra Ciidle Nuur, ayaa faal-faahinta warbixintan inoo haysa.

Somaliland: Dadka ka ganacsada gudniinka gabdhaha oo kordhay
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:45 0:00


XS
SM
MD
LG