Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka Dhageystaha: Soomaalida iyo doorashada Kenya

Wicitaanka Dhageystaha
Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxaa uu toddobaadkan ku saabsan yahay doorashooyinka baarlamanka iyo madaxweynaha ee la filayo inay bisha August ka dhacaan dalka Kenya iyo doorka Soomaalida dalkaas.

Waxaa barnaamijka marti ku ah Maxamed Xuseen Cali oo horey usoo noqday xildhibaan ka tirsan baarlamanka Kenya, haatanna fallan-qeeya siyaasadda Bariga Afrika. Waxaa barnaamijka nala socodsiinaya Nuur Xasan Nuur.

Wicitaanka Dhageystaha: Soomaalida iyo doorashada Kenya
please wait

No media source currently available

0:00 0:24:35 0:00




This item is part of
XS
SM
MD
LG