Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Zahra Mustaf oo u tartameysa Baarlamaanka Australia


Barnaamijka Haweenka iyo Qoyska ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Zahra Mustaf oo si madax banaan ugu tartameysa inay ka mid noqoto baarlamaanka federaalka ee dalka Australia ee doorashada lagu wado in dalkaasi ay ka dhacdo bartamaha sanadkan.

Sahra Mustaf waxay horey u ahayd xubin ka tirsan xisbiga haya talada dalka Australia kaas oo kala noqday musharaxnimada kursiga Baarlamanka Federaalka ee xaafadda ay ku badanyihiin Soomalida dalkaas.

Dhageyso wareysiga ay Caasho Ibrahim Aden la yeelatay Sahra Mustaf.

Wareysi: Sahra Mustaf oo u tartameysa Baarlamaanka Australia
please wait

No media source currently available

0:00 0:09:53 0:00


XS
SM
MD
LG