Duleedka magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose, ugu yaraan 10 qof ayaa dhintay kaddib markii baabuur bas ah oo ay saarnaayeen ay miino la qaraxday. Dadka dhintay waxaa ku jira caruur iyo haween.
Warbixntan waxaa Kismaayo ka soo diray weriyaha VOA Aadan Maxamed Salaad.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available